Daawo:-“ Muuse Biixi Wali Kama Dha Dhawa Hadii Aan Aqoon U Leeyahay ..” Siyaasiga Maxamed Abgaal Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Isku Shaandheyntii Dhawaan Uu Sameeyey Madaxweyne Biixi.

Hargaysa(OWN)-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Awdal isla markaana ka tirsan xisbiga Waddani ayaa si adag uga Hadley xaalada dalka , hogaaminta madaxweyne Biixi iyo isku shaandheyntii uu dhawaan madaxweynuhu sameeyey

Abgaal ayaa sheegay in ay qabyaalad qaawan tahay in madaxweynuhu wasiirkiisa Maliyada ka dhigay nin ay isku beel yahiin isla markaana aqoonta Muuse Biixi u leeyahay aaney wali waxba ka dhaw dhaween oo arimihu sidan ka soo bedelmi doonan muddo sanad ah baa halkan lagu marayaaaye waa sida u hadalka u dhigay…………. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker