Booliska Somaliland Oo Raadinaya Nin Xaaskiisa Ku Dilay Hargeysa

Ciidanka Booliska JSL waxay ka Codsanayaan Bulshada in ay Ciidanka ka gacan Siyaan Soo qabashada Ninkan Sawirkiisu Idiin muuqdo Kaas Oo lagu Magacaabo (Mustafe Quraysh Maxamed Yuusuf) isla maantana Xaaskisii Ku Dilay Magaalada Hargeisa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker