Daawo:Ganacsade Xaaji Aadan Baradho Oo Ka Hadlay Xayiraada Sucuudigu Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida

Daawo:Ganacsade Xaaji Aadan Baradho Oo Ka Hadlay Xayiraada Sucuudigu Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida, Ganacsade Aadan Ahmed Diiriye oo u Waramay Saabtv ayaa sheegay inay Tani Faaiido wayn u Tahay Somaliland ,isla markaana ay ku Soo Beegantay in Boqortooyada Sucuudigu ay Warkan soo Saarto Xiligii ugu Haboonaa

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker