Madaxweyne Muuse Dalkii iyo Xisbigii Talada’ Isa seegee Tolow Kee Fuduud Inuu

Polling rate today 20018 November
Kulmiye party 20%
Xisbiga Ucid 39%
Waddani 35%

Hada sanad maalmo la’ laga jooga doorashadii madaxweyne Muuse Bixii Cabdi.

Aqoonsii looma dudeyn deg-deg inuu ku yimaado laakiin Madaxweyne Muuse Bixii kamaynu filayn inay Somaliland furfuranto, dhawaac siyaasadeed dildilaac dalka ku yimaado kala qaybsanan.

Madaxweynahu aanu weli dalka intiisa ugu deegaan balaadhan Gobolada Bari Sanaag Sool Togdheer aanu booqan.

Shirarka nabadeynta aanu ka qayb gelin furin xidhin. Booqaasho dibedeed hadalkeed da,,,

Isku soo wada duubo Madaxweynaheenu Mudane, Muuse Bixii kalsoonidii shacabka tii Xisbigiisa Kulmiye iyo tii beesha calaamka lumi muddo yar siiba qabashada doorashooyinka.

Weli Xisbiyada Mucaaridku awooda mucaaridnimo Sharcinimo ay u leeyihiin Xukuumada Muuse may tusin tudhallee badan shacabka dartii sumcada Somaliland ee calaamka.

Bananaan bax joogto ah bilaabi karaan shacabku hogaaminayaan Xisbiyada Mucaaridku mamuus ka xayuubin Sharci Haddu Madaxweyne Muuse diido wada tashi doorasho… Iyo Talo qaadasho

Watch the Space folks,,,,,,,

image.png

Cali C/laahii Ismaciil Dheeg

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Wales, UK.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker