Diyaarad Yar Oo Ku Degtay Waddo Mashquula Oo ku taalla gobolka Washington

Diyaaradda oo ahayd nooca yar yar ayaa cago dhigatay waddo ku taalla gobolka Washington ee dalka Mareykanka, kadibna waxaa duuliyihii looga baahday inuu booliska ilaalada waddooyinka sharraxaad siiyo.

 

Mid ka mid askarta loo yaqaanno taraafikada, oo ka howl gala Washington ayaa la kulmay shaqo maalmeed lama illoobaan, ka dib markii uu arkay diyaarad isticmaaleysa jidka gaagiidka.

 

Askarigan ayaa eryaday diyaaraddaasi oo si lama filaan ah ugu dagtay jid aad u mashquul badan oo ay gawaari badan isticmaalayeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker