Daawo:- Wasaaradda Gadiidka Somaliland Oo Ka Hadashay Khilaaf La Sheegay In Uu Soo Dhexgalay Wasaaradda Maaliyadda.
Hargaysa-(OWN)-Wasaarada Gadiidka Somalilandย ayaa waxaa ay ka hadashey wararka sheegaya in uu jiro khilaaf soo kala dhex galay iyaga iyo wasaarada maaliyada oo ku saabsan bixinta sumada cusub ee gadiidka .Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan