Daawo:- Madax Dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada Saaxil Iyo M/jeex Oo Si Adag Uga Hadlay Buuga Uu Qoray Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Fariin Culus Oo Ay Uu Direen.

Hargaysa-(OWN)-Odayaal iyo waxgarad  ka soo jeeda beesha  Marwada Madaxweyinii Hore Somaliland Amina Waris ayaa waxaa ay   Siilanyo ka difaaceen eedeymo ay sheegen in lagu qoray buugii uu Xirsi Qoray dhawaan .

Odayaashan  oo maanta warbaahinta Hargeysa kula Hadley  ayaa waxaa ay fariin u direen odayaasha uu ka soo jeedo Siyaasi Xirsi oo ay ka dalbadeen arintan jawaabteeda……………..,,,,,,,,,,,,,,,, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker