Wasiir Sacad Cali Shire Oo Maanta Gaadhay Jabuuti

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo maalmihii ugu danbeeyey ku maqnaa dalka Kenya ayaa maanta gaadhey dalka Jabuuti isaga oo kulamo la yeelan doona madaxda sare ee dalkaasi.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker