Ciir (Yogurt) Laga Sameeyey Daqiiq Iyo Xinne Ayaa Lagu Qabtay Kenya

Waxaa lagu qabtay Todobaadkan Ciir (Yogurt) la sheegay in Xinnaha dumarka isku qurxiyaan iyo waxyaabo kale oo ay daqiiq ka mid yihiin lagu daray taasoo lagu iibinayey suuqyada dalka Kenya sida ay sheegeen warbaahinta dalkaasi.

Dhinaca Kale Bishii hore ayay ahayd in Muran xooggan ayaa ka dhashay dalka Kenya kaddib markii uu wasiirka arrimaha gudaha bishii hore dabayaaqadeedii sheegay in sonkorta ay shacabka isticmaalaan ay ku jirto maadada Mercury-ga taasi oo halis gelinayso shacabka . Arrintan ayaa cabsi badan abuurtay iyo sidoo kal muran siyaasdeed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker