Ciidamada Koreynl CAARE Oo Weerar Ku Qaaday Ciidamada Somaliland
Ciidamo uu wato Koreynl Caare ayaa waxaa ay xalay abaaro 3 habeen nimo ay weerar ku soo qaadeen ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan deeganka Darar Weyne ee degamada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag .
Ciidamada qaranka Somaliland ayaa iska caabin kala hor tagay ciidamada uu watey Korneyl ku waxaana ay taasi ay sabab u noqotey inciidankii ay uu watey Korneyl Caare ay dib ugu noqdaan fadhiisinkoodii ay ka yimadeen ee Qardho
Wax Khasaare ahi kamuu dhalan dagaalkan xalay dhacay labada dhinac ba sida ay wararku ku soo gadhayaan shabakada Ilaysnews.com