Wasiirka Horumarinta Biyaha JSL Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Biyo Balaadhinta Hargeysa

Wasiirka horumarinta Biyaha Somaliland, Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo   ka hadlay ayaa sheegay in guud ahaan ay rajo weyn ka qabaan islamrkaan ay dadaal kooda oo dhan isugu geeyeen sidii caasimadda Somaliland ee Hargaysi u heli lahayd biyo ku filan waxaanu rajo ka muujiyay wasiirku dadaalka biyo ballaadhinta caasimadda loogu jiro wakhtigan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker