Degmooyinka M/Haybe & M/Mooge Oo Joojiyey Cashuurtii DHH + Kuna taageeray Deg. A/Dhagax & 31 May
Degmooyinka M/Haybe & M/Mooge oo sheegay in ay joojinayaan cashuurtii DHH + Kuna taageeray Degmooyinka A/Dhagax & 31 May go’aankii ay ka qaateen in cashuurtooda waxba loogu qaban, sidaas awgeedna ay u joojiyeen cashuurtii Dawlada Hoose ee Hargaysa.




