Tacsi: Marxuum Aadan Saajin Daahir Oo Ku Geeriyooday hargeysa

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!!!!.

Bahda Oodweynenews gaar ahaan Cabdirashiid Jaamac Kaahin Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyska Reer Saajin Daahir Ibraahin oo Wiilkoodii Marxuum Aadan Daahir Ibraahin (Aadan Saajin Daahir) ku  geeriyooday Magaalada Hargeisa.

 

Waxay ilaahay ugu baryayaan  Marxuum Aadan Saajin Daahir inuu Naxariistiisa janno ka waraabiyo,Janatul Firdoowsa Aclaana geeyo. Qoyskiisa,Carruurtiisa & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir & imaan saadiqa ka siiyo.

 

Aamin Aamin Aamin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker