DAAWO: “Jaamac Inta Uu Aniga Ila Soo Hadlay Ayuu Igu Yidhi…” Masuulkii Lagu Bedelay Jaamac Shabeel Oo Warbaahinta La Hadlay, U Diray Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (OWN)-Gudoomiyihii ku meel gaadhka ahaa ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo hadda war cusub ka soo saaray shirkii ay isugu imanayeen xubnaha golaha dhexe ee xisbigu maalinta sabtida, Halkan hoose ka DAAWO




