Madaxweynaha Turkiga Erdogan Oo Booqasho ku Tagay Dalka Jarmalka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku sugan dalka Jarmalka isaga oo booqasho qaran oo saddex maalmood ah halkaas ku qaadan doona.

Inta uu booqashadaas ku jirana dhawr kulan ayuu la qaadan doonaa hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel.

 

Masuuliyiintan waxay doonayaan in ay hagaajiyaan calaaqaadka aadka u xumaaday ee labada dal.

 

Amaanka magaalada Baarliin (Berlin) ayaa aad loo adkeeyay, waxaana la filayaa in ay isu soo baxyo ku qabtaan dad taageersan Erdogan iyo kuwo ka soo horjeeda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker