Daawo : Qaabka Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax Loogu Soo Dhoweyey Magaalada Hargeysa
Hargeysa(OWN) Cabdikariin muuse qalbi dhagax ayaa maanta si meeqam sare leh loogu soo dhoweyey magaalada hargeysa ee caasimada somaliland,dad sita calanka jabhada ONLF ayaa ku soo dhoweyey madaarka cigaal mujaahid Cabdikariin qalbi dhagax
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka




