Gudoomiyaha maxakamada degmadda hargeysa oo hagardaamooyin baddan ku haya, qurbo jooga somaliland, ee ku leh, dalka mashruucyo badan oo kala ah.

Gudoomiyaha maxakamada  degmadda hargeysa oo hagardaamooyin baddan ku haya, qurbo jooga somaliland, ee ku leh, dalka mashruucyo badan oo kala ah.

1 GURYO,  IYO  BAAYAC MUSHTARYO kala duwan.

GUD. MAXAKADA degmada hargeysa,  mr  cabdirashiid maxamed xirsi(BEER GEELE)

Ayaa waxaa sanadihii u dambeeyey oo dhan, oo tacdiyo  si gaara ugu haya, qaar kamida qurbo joogta somaliland ku waas oo guryo ku leh,  magallada hargeysa, taas oo uu ku takri falaayo masuuliyada uu hayo  awoodeedda isaga oo u adeegsanaya, sifooyin kalla duwan si uu uga halo dhaqaale u gaarra, isagoo markaas ku xidhaya sharuudo kalla gaara, si uu igga hello waxa uu doonayo  waxuu sameeyaa markaas inuu qofka ku  qasbo inuu ku xidho shuruudo, si uu u xayirro gurigiisa ama  baayacmushter kiisa, isla markaana ku qasbo, inuu qofka idhaado soo bax oo shuruudahan ayaa laggaa rabaa, laakin aaney dadka qurbo joogii aay hadyo jeer yihiin dad shaqeeya oo u ordaaya  noloshada gaarka si fududna aan u soo bixi karin, laakin uu ku qasbo iney soo baxaan, hadii kale uu ku idhaahdo talaabo ayeey maxkamadu kaa qaadi doontaa, taas oo aay ku hoos jiraan inuu weydiiyo  (LAALUUSH IYO WAXII LAMIDA) isagoo u adeegsanaya dad fara badan oo usoo gudbiya fariimo kalla duwan, shuraakana ku yihiin in tacdiyaddan loo geeysto qurbo joogta reer somaliland.

Waxaanu ka codsaneynaa ama u sheegeynaa qurbo joogta somaliland iney ka midoobaan kanna dhiidhiyaan, tacdiyadda noocana ee uu ku kacayo, GUD. maxkamada degmada hargeysa( MR, CABDIRASHIID MAXAMED XERSI)( BEERGEEL) kaas oo uu  ku dhaqmeyey arimahan dhoowrkii sanee u dambeyey ilaa wakhtigii RIYAALE.

Waxaan ka codsaneeynaa madaxweynaha  somaliland

1( MUSE BIIXI CABDI)

2GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOMALILAND

3 GUDOOMIYAHA GUURTIDA,

4 GUDOOMIAYHA MAXAKAMADA SARE

5 WASIIRKA CADDAALADA.

Gaar ahaan gudoomiayaha maxakmada sare MR Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, iyo wasiirka caddaaladuba,

Inuu si caddaalada uu arinkaas u eego, ina tix galiyo cabashada qurbo joogta somaliland  oo ah kuwa qeyb lixaad leh ka qaata waddanaka dhisidiisa.

Taas oo aan cadeemo buuxda ku heeyno isla markaana qurbo joogaasi kagga  cabanayaan sidda uu ulla dhaqmey, dhacdooyinkii ugu dambeeyey, iyo wixii aay kalla kulmeeen isagga oo weydiisanaya, iney soo baxaan si aay u bixiyaan (LAALUUSH iyo waxii la midda.

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

facebook fuaad qawdhan

00447383135563

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker