Sheekh Aadan Siiro oo Dalka Hindiya ku Geeriyooday

Inaalilahi Wa inaa ilahi Raajacuun waxa Dalka Hindiya Cisbitaal kuyaala Goordhaweyd ku Geeriyooday Sheekh Aadan Xaji maxamuud Xiray ( Aadan Siiro) oo ka mid ahaa Culimada Somaliland .

Sheekha ayaa Mudooyinkii u Dambeeyaay Xalad Cafimaad u Joogay Dalka Hindiya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker