Daawo:- Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland oo Ka Hadlay Madaxwaynaha Cusub Ee Dawladda Deegaanka Soomaalida Farriina Udiray.
Hargaysa-(OWN)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Ayaa Farriin Hambalyo Iyo Waano Xanbaarsan Udiray Madaxwaynaha Cusub Ee Dawladda Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Hadalka Suldaanka,,,,,,,……………………




