Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Xoghayihii Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Maalintii Saddexaad Ku Xidhan Magaalada Hargeysa
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland oo ka hadlay xoghayihii xafiiska raysal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ee Soomaaliya Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo maalintii saddexaad ku xidhan magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO