Daawo:- “Kulmiye Ayaa Sameeyay Jabhadda Taliye Caarre” Xisbiga Waddani oo Xukuumadda Kulmiye Ku Eedeeyay Jabhadda Taliye Caarre.
Hargaysa-(OWN)-Siyaasi Cabdilaahi Axmed (C/aahi Daamur) oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Ayaa Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Ku Eedeeyay In Uu Ka Danbeeyay In Jabhadi Ka Samaysanto Somaliland, Sida oo Kale Waxa uu Fariin Udiray Madaxwayne Muuse,ย Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan