Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo Hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Adxa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa.
Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta daafaha adduunka ku nool ee u dabbaaldegaya munaasabadda Ciidda caafimaad, horumar, nabad iyo barwaaqo.
Hoos ka Daawo Muuqalka Madaxweynaha Soomaliya
https://www.youtube.com/watch?time_continue=15&v=w81zUUU9qno