Dadoow diiide inaad dantiina garataan!

BismiAllah wasaalatu wasalaama cala rasuAllah ,Sallahu alayhi wasalam ,waxaan layaabay shacbiga reer somaliland waxay ka caawdaan musuqmasuq ,iyo qabyaalad waxaay ka caawdaan cadaalad daro lakin yagaaba cadalaada darada iyo musuq iyo eexda ugu horseeeda madaxdooda ,berayahan waxaan arkeyey arrinta barlamaanku keenaan o ah musuq iyo wax isdaba marin aay shaqsiyaad ku edeyeen .dadka qar baa waxaay shegayaan in arrintanu aay dhinac ka rarantahay oo dhamaan ama kuliged ay beegsanayso qabiil gaara sida shirkada dahabshiil ,wasiirkii horee cali marexaan ,mashrucyo laga fuliyey gobolka saraar . Naasir cali shire wuxu yidhi “waxaanu duminay gidar aan hore lo dumin o ah in mashaaric inta layska baxsho aan la dabagelin” umada maxa u diiiday in cadaayn iyo maxkamad cadaali.lagu kala baxo,maxaa udiiday inaay danteeda garaato oo ujeesata dhinac wadankooda dan u ah intaay u daneyaan sharaf qabiiil iyo shaqsi .,inta reer somaliland danta reerkoda ama qabiilka ay kal weeeyntay danta dalkoda walee guuul aad ku raaysaan ma arko .miyaaydaan hiigsanayn inaad caalamka aad la tartantaan ? Miyaadan rabbin inaad afrika ka muqataan ? Miyaaadan rabin in inaad if iyo akhiro aad cisi sharaf ku nolataan ?  Miyaadaaan rabin inaad laydin oran waa afrikadii ku caanka ahayd musuq iyo maamul xumada? Miyaaydan rabin in sidii ragi horee wanag uga tagay inaad wanag ka tagtaan? Mise waxaad rabtaan inaad qabyaalad aad ilaa xataayoon aad ku odan teen aadba jogteen ee cafimaad iyo horumarka idinka hadhay aad daba jogtaan ?    Qabiilka iyo caylada wuxuu raabii inuu abuuray inaaynu isku baadisocno oo isku aqoondano.  Rabi wuxuu ina amra inaay xukumteena adeecno.ku adeecno wixii rabi amray uguna samirno dhibtooda .shiekh berberaawi waxaan ka hayaa waar nimankan idinku guuray ee siyaasada iyo dantooda idinku gaadhaa markay gadhaan objective koda ma idinku soo noqdaan.imisa dagaaal.buuu aayuuu koofiyad bacle idin gashay mid leh miyaadan aragtan.waar agoontii dagalkii wax ku yelobay war ma u haysaaan? Waa maya ma jiraaan. Waar dadow miyaayday caqli lahayn .
Qabyaalad waxaa ku ku dhooonta oo qabil dabada saara nin aan isku kalsoonayn oo naftiisa hubin .waar qabyaalad nac ,waar eex qabiil iyo qabiil u dagalan ,cid ku yasid ,cid aaadayn hubin runtooda haku difaaacina .
Dalku hagulaysto ,diinta iyo wanaagu hasereeyo.rabbi haayna so hadeyo ciiid mubaarak.

 

fuad galaydh

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker