Daawo:- Taliyaha Ciidanka Nabad Galyada Waddooyinka oo digniin udiray Wadayaasha Gaadiidka Somaliland.
Hargaysa:- (OWN) Gaashaanle Sare Faysal Xiisย Taliyaha Ciidanka Nabad Galyada Waddooyinka Somaliland ayaa digniin culus udiray wadayaasha Baabuurta Gaar ahaan Basaska Qaada ardayda iskuulada oo uu uga digay in ay ku socdaan xawaare sare, xilna iska saaraan ilaalinta ardayda……………………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka




