Qarax Xoog Leh Oo Ka Dhacay Marsada Magaalada Muqdisho

Jugta qarax xoogan ayaa goordhowayd  laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegayo inuu ka dhacay Agagaarka Dekedda  weyn ee Magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa waxaa uy sheegayaan in qaraxaas uu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, waxaana uu ka dhacay xarunta Laanta ilaalada canshuuraha oo ku taalla gudaha dekadda Muqdisho.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker