Daawo:- Golaha Guurtida Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Qandaraasyada Qaranka.

Hargaysa:-(OWN)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan ay maanta yeesheen oo uu shir Gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Siciid Jaamac Cali ay ku meel mariyeen Kuna ansixiyeen Xeerka Qandaraasyada Qaranka, Waxaanay Wax ka badal iyo kaabis ay ku Sameeyeen Xeerka Qandaraas Bixinta Qaranka……………………. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker