Daawo : Maxaa Ka Jira In Uu Wadne Xanuun U Dhintay Hogaamiyihii Kuuriyada Waqooyi.

Warar xan ah oo aan la xaqiijin ayaa ka soo baxaya warbaahinta aqalka kuuriyada koonfureed kuwaas oo sheegaya in uu qaliin dhanka wadnaha u geeriyooday hogaamiyihii mayalka adkaa ee kuuriyada waqooyi Kim Jong Un.

Sidoo kale sirdoonka warbaahinta Maraykanka ayaa iyaguna sheegay in uu xaalad halis ah ku jiro hogaamiyaha kuuriyada waqooyi

Keligii taliyaha reer galbeedku ka caageen ayaa talada dalka kuuriyada waqooyi hayey ku dhowaad 10 sano.

Halkan Hoose Ka Daawo 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker