Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Ansixiyay Sharciga Doorashooyinka .(Sawiro)

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xaruntooda magaalada Muqdisho . Waxaanay meel mariyeen Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka Heer Federaal.

 

 

Aqalka sare ayaa sharcigan oo horey usoo ansixiyeen golaha shacabka Soomaaliya u saaray guddi kasoo baaraan dega, waxaana ugu dambeyn xubnaha Aqalka sare meel mariyeen sharciga Doorashooyinka.

 

 

Kulanka Aqalka sare ku meel mariyeen sharciga doorashooyinka waxaa shir gudoominayay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, waxaana meel marinta sharcigan ogolaatay 27-senetar waxaana diiday 6-senatar wax ka aamusayna ma jirin.

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa in sharcigan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka meel mariyeen loo gudbiyo si uu u saxiixo.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker