Xildhibaan Jaamac Riyo Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

Waxaa Xalay  geeri naxdin lihi ku timi xildhibaan ka tirsan Golaha guurtida Somaliland  Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu ahayd 29/07/2018, magaalada Hargeysa.

Marxuum Jaamac Riyo ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey xanuusanaayey isla markaana waxaa la filayaa in marxuumka galabta La aaso .

Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sidoo kale ahaa hal abuur iyo maansooyin curiyay gabayo iyo heeso badan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker