“Xildhibaannada Reer Gabiley Ee Qabyaalada Ugu Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi Waxa Aanu Leenahay…” Golaha Caynaba Oo U Soo Jawaabay Dhiggooda Gabiley Iyo Berbera Taageera-na Muujiyay Maayirka Burco
Xildhibaannada golaha Deegaanka ee degmada Caynaba ayaa u soo jawaabay golleyaasha deegaanka Degmada Berbera iyo Gabiley, waxaanay taageero u muujiyeen Maayirka degmada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan (Maayir Muraad), Halkan hoose ka DAAWO




