Daawo:- Wariyaha Caanka ah Ee Axmed Siciid Cige oo Ka waramaya Taariikhdii Marxuum Yoonis Cali Nuur.

Hargaysa:- (OWN) Wariyaha Caanka ah ee BBC-da Laanteeda Af-soomaaliga Axmed Siciid Cige Ayaa waxa uu ka waramayaa Taariikhda Dheer ee uu lahaa AUN Ruug-caddaagii Saxaafadda Soomaalida Ustaad Yoonis Cali Nuur oo Ku Xijaabtay Hospital Ku Yaalla Magaalada LondonĀ Halkan Ka Daawo Muuqaalka

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker