Waxyaabihii Lagaga Hadlay Shirka Somalia Uga Socda Brussels, Iyo wajigii labaad
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Brussels lagu soo gaba gabeeyo shirka arrimaha Soomaaliya, kaasi oo shalay uu halkaasi ka furay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.
Shirkan oo ay ka qayb galayaan Madaxda dowladda dhexe, kuwa maamul goboleedyada, Bulshada rayidka iyo wadamada daneeya arrimaha Soomaliya ayaa shalay waxaa looga hadlay arrimo badan oo la xiriira xaalada Soomaaliya.