Daawo:- Culimadii Nabadaynta utagtay Ceel-afwayn oo khudbado ku saabsan daadinta Dhiigga islaamka ujeediyay Dadka Deegaanka.

Ceel-afwayn (OWN) Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi (Saylici) ayaa kula tukaday salaaddii jimcaha ee maanta Bulshada Deegaanka mid kamida Masaajidada Degmada Ceel-afwayn, iyada oo Culimadii Nabadaynta utagtay Deegaanka ay isu qaybiyeen Masaajidada Magaalada Halkaas oo Khudbaddii Jimcaha ay Kusoo hadal qaadeen ilaalinta dhiiga muslimka ……………… Halkan Ka Daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker