“Hilib Loo Kala Garan Waayay Xoolo iyo Dad Oo Wajaale Lagu Qabtay Faah-faahin
Ciidamada Pooliska Somaliland ee Wajaale ayaa waxa ay Magaalo Xuduudeedka Tog-wajaale ay ku qabteen isla markaana ay Gacanta kusoo dhigeen Hilib tirobadan oo loo kala garanwaayay Dad iyo Xoolo waxaana faahfaahin ka bixiyay Dhacdadan Maamulka Degmada Tog-wajaale
Halkan Hoose Ka-Daawo……………….




