Puntland oo ka hadashay Qaabkii uu udhacay dilkii Taliyihii Milatariga Somaliland ee Taleex

Garoowe: (OWN) Xildhibaan   Cali Jaamac Dhagacadde oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa ka warbixiyay Qaabka ay aaminsanyihiin in uu udhacay Falkii uu ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Milatariga Somaliland ee Degmada Taleex islamarkaana uu ku dhaawacmay Maayirka Magaalada Taleex Sida oo kale waxa uu ka hadlay Beelaha ku dagaalamaya Deegaanka Ceel-afwayn…………….

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker