Taliska Poliska Somaliland oo Ka Hadlay Xadhiga Cismaan Awrliqe
Hargaysa: (OWN) Taliska Guud ee Pooliska Somaliland ayaa ka hadlay Xadhigga Ganacsade Cismaan Awrliqe oo dhawaan ay xabsiga dhigeen Ciidamada Somaliland Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Poliska Somaliland Cabdiraxmaan liibaan Fooxle iyo Afhayeenka Poliska Faysal Xiis ayaa Faahfaahiyay Sababta Xadhiga Masuulkan………………..