Dawladda Maraykanka oo Rabta inay Xoojiso Hawl-Galadeeda Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa wacad ku martay inay sii xoojineyso howgaladeeda Soomaaliya ee ujeedkoodu yahay nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya, iyo sidii looga adkaan lahaa argagixisada.

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa hadalkan lagu sheegay ka dib markii shalay ay booqasho ku tageen Muqdisho taliyaha taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa, Gen. Thomas Waldhauser, iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto.

 

Hadaba warkaas oo faahfaahsan ka dhagayso halkan hoose

Wariyaha Voa  Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya War-saxaaadeedka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker