Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka dayriyay Dhaqaalaha Puntland Xili xaalad dagaal jirto
Garowe:- (OWN) Madaxwayne ku xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Cabdikariim Cumar Camay aya waxa uu sheegay in muddo xileed koodii ay ku dhamaysteen xaalado dagaal xiliganna aanay xukuumadda puntlan anay haysan wax dhaqaale ah