Dhacdo Cajiiba Wasiir hore oo hadda Darawal noqday , Sheegayna Inaanuu Ka Mid Ahayn Wasiiradii Dalka BOOBAY
Hargaysa: (OWN) Wasiirkii hore ee Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Cali Cilmi Geelle ayaa lagu arkay isaga oo darawalka ka ah mid ka mida Gaadiidkii ushaqaynayay Imtixaanaadka qaranka waxa uu sheegay in uu iska shaqysto oo ay khalad tahay qof xil soo qabtay in uu yidhaahdo masuulbaan soo noqdoo shaqatagimaayo waxa uu yidhi waa kuwa dadka boobay kuwa yidhaahda shaqaysanmayno…………..




