Dowlad Goboleedyada Oo Joojiyay Wadashaqeyntii Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta DF Somaliya

asiir Jaamac ku eedeeyay inuu dhowr jeer baajiyay shirar lagu balansanaa inay labada dhinac ay yeeshaan, si wadashaqeyn loo dhan yahay looga wada yeesho siyaasadaha Isgaarsiinta iyo Technologiyada dalka.

Sidoo kale Wasiirada ayaa Qoraalkooda ku xusay in Wasiirka uu si musuq-maasuq ah uu ku maamulayo mashruuca Digital Integration oo World Bank dhawaan bilaabeyso, isla markaana ay ku baxeyso lacag dhan ah 80 Milyan oo dollar.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saareen Wasaaraddaha Boostada maamulada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker