Hoobiyayaal lagu weeraray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tiro madaafiic ah oo goor dhaw lagu weeraray xarunta ciidamada AMISOM ee Xalane ee Magaalada Muqdisho

Image result for xamar

Ilo xog ogaal ah ayaa  sheegay mid ka mid ah madaafiicdan uu ku dhacay dugsi Qur’aan kaas oo sababay dhimashada tiro ka badan Shan ruux oo ay carruuri ka mid yihiiin.

Lama oga khasaaraha kale ee ka dhashay madaafiicdan oo sidoo kale ku dhacay isla qeybo kale oo ka mid ah degmada Wadajir.

Hoobiyayaasha ayaa laga maqlay magaalada xili amaanka siweyn loo adkeeyay loona dabaal-dagayo xuska munaasabada 1da Luulyo oo ah maalintii ay xoreebeen gobollada Koonfureen iyo is raaciin labada gobol ee Koonfur  iyo Waqooyi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker