Fanaanka caanka ah ee Ustaad Axmed Naaji Sacad oo lagusoo dhaweeyay Toronto
Magaalada Toronto ee Dalka kanada waxa si wayn loogu soo dhaweeyay Al-fanaan Ustaad Axmed Naaji Sacad. Fanaankan ayaa marti qaad ka helay jaaliyadda soomaaliyeed ee kanada si uu uga qayb galo maalinta Xoriyadda Soomaaliya isla markaana uu calanka usaaro xarunta baarlamaanka oo hore ay calanka usaari jiratay fanaanadii caanka ahayd Khadiija Dalays oo dhawaan Geeriyootay………………………