Daawo: Jaamac Shabeel oo si weyn u Dhaliilay Shirka Beesha Garxajis

Hargeysa (OWN) Jaamac Shabeel oo ah Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Kulmiye ayaa maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa Shirka Beesha Garxajis ku tilmaamay mid Caadifadeed  “Shirku Wuxuu ka dhashay Caadifadii Doorashada Garxajiskii Waddinibaa Shirka Abaabulay, Garxajiska Saddexda Xisbi ku jiraa Shiray u dhanyihiin muu ahayn”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker