Daawo: Suldaan Ibraahim Jaamac Samater ayaa Tacsi u Diray Dawlada Jabouti iyo Qoomiyada Canfarta
Daawo: Suldaan Ibraahim Jaamac Samater ayaa Tacsi u Diray Dawlada Jabouti iyo Qoomiyada Canfarta, Tan ayaa ka dambaysay ka dib markii uu Dhawaan Geeriyooday Wasiirkii Madaxtooyada Dalkaasi u Qaabilsanaa Maalgashiga oo ka soo Jeeday Qoomiyada Canfarta
https://youtu.be/xZFSkgtn0X8