Dawladda Yuhuuda Ee Israa’iil oo dambi ka dhigtay in muuqaal laga duubo askarta

Golaha wasiirada ee Israa’iill ayaa taageeray qaraar dembi ka dhigaya in muuqaal ama sawir laga duubo ciidammada Israa’iil marka ay ku jiraan xaaladaha qaar.

Sharcigan wuxuu ku baaqaya in la xiro qof allaale qofkii muuqaal ka duubo ciidammada, oo ay ku tilmaameen inuu dhaawacayo mooraalka ciidammada.

Dr Tehilla Shwartz oo katirsan machadka dimuqraadiyadda ee Israa’iil ayaa sheegay inay wax ka khaldanyihiin sharcigaas.

Sharciga ayaa ku baaqaya in la xiro dadka muuqaalada ka duuba askarta Israa’iil kuwaasi oo ay ku sheegeen inay ujeedadu tahay in la waxyeeleeyo damiirka askarta.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker