Suxufi Maxamed Xasan Cali Weji oo ka ilmaysiiyey Madax iyo Shacab uu madal isugu keenay

Hargeysa (OWN)- Maxamed Xasan Cali Weji ayaa xalay Hargeysa ku soo bandhigay buug uu qoray oo la magac-baxay 100 Sheeko iyo Sheeko, waxaana munaasibadda lagu soo bandhigay buugga ka qayb-galay madax ka tirsan dowladda, xisbiyada iyo shacab tiro badan.

Daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker