Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada LAASCAANOOD Ee Gobolka Sool

Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool oo kamid ah meelaha sida weyn looga ciiday ayaa maalinimadii shalay ahayd waxa ay dad weynaha ku dhaqan Magaaladaasi ay iskugu soo baxeen dhamaanba goobaha cibaadada iyo garoonka weyn ee Magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ku tukadeen salaadii ciida isla mar ahaan taana waxa ay si weyn u soo dhoweeyeen munaasibada ciidul fidriga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker