Daawo Sheekh Maxamed C Biixi Oo Si Adag Uga hadlay Colaadaha Tukaaq & Ceelafweyn Reer Sanaagna Farriin Udiray
Ceerigaabo(OWN) Sheekh Maxamed Cali Biixi oo Kamid ah Culimada waaweyn ee Reer Somaliland ayaa maanta xilli uu ka hadlayey munaasibaddii Salaadda Iidal-fidriga ee magaalada Ceerigaabo Wuxu Si Adag Uga hadlay Colaadaha Tukaaq & Ceelafweyn Sidoo kalena farriin culusĀ wuxu u diray guud ahaan bulshada Reer Sanaag
Warkaasoo dhammaystiran halkan hoose ka daawo