Daawo: 11 Caruur ah oo Xanuun aan La Garanayn ugu Geeriyooday Degmada Widhwidh ee Gobolka Cayn
Daawo: 11 Caruur ah oo Xanuun aan La Garanayn ugu Geeriyooday Degmada Widhwidh ee Gobolka Cayn , sidaasna waxaa Oodwaynemedia u Xaqiijiyay Gudoomiye ky Xigeenka Gobolka Cayn, Cudurka oo Muddo la Garan la,aa Laakiin leh Calaamadihii Cudurka Minachattess. ayaa ilaa mika Wax Xal ah Laga Gaadhin, sida uu Sheegay Gudoomiye ku Xigeenka Waxaa Daawooyin soo gaadhsiiyay Maamulka Gobolka Sool.