Xoghayaha Waxbarashada Waddani Oo Dhaliilo Usoo Jeediyey Gudoomiye C/raxmaan Cirro
Masโuuliyiin sare oo ka tirsan xisbiga Wadani oo ka mid yahay Xoghayaha Waxbarashada Prof. Mohamed Alabari, Gudoomiyihii hore ee xisbiga Canada Aqoonyahan Ibraahim Cabsiiye iyo Cabdisalaan Ahmed (Ilburo), ayaa waraysi ay siiyeen telefishanka Tempo Afric TV, si qoto dheer ay u qaadaadhigeen heshiiskii sadexda xisbi gaar ahaan qodobka saami-qaybsiga.
Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)
Minneapolis, Minnesot, USA